Hirshabeelle Oo Wadda Qorshe Lagu dhisayo Garoonka kubbada Cagta Jowhar.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mahad Axmed Calisow oo ah ku xigeenka agaasimaha madaxtooyada Hirshabeelle ee dhanka warbaahinta iyo xiriirka bulshada oo wareysi gaar ah siiyey Radio Isnaay ayaa sheegay in qorshayaasha dhow ee wasaaradda dhalinayarada iyo cayaaraha Hirshabele ay wado ay ka mid tahay dhismaha goroonka kubada cagta shoongale ee Magaaladan Jowhar kaasi uu sheegay in qiimyn iyo nashqadeentisaba ayso idlaatay dhowana la filay inla dhagax dhigo.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here