Bulshada Deegaanka Beer Cabdi Faarax oo bilaabay in ay dhistaan Goob waxbarasho.

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka deegaanka Beer Cabdi Faarax ee gobolka Galgaduud ayaa si isku tashi bulsho ah ku bilaabay dhismaha Iskuul waxbarasho, halka markii hore caruurta ay wax kubaranjireen geed hoostiisa.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here