Haweenka ka Shaqeeya Nadaafadda Xafiisyada Iyo Guryaha oo la kulma Caqabado kale duwan.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Haweenka ayaa ah kuwa ka shaqeysta shaqooyinka nocoyadeeda kala duwan sida ganacsiga, cilaan saarka , ibinta shaax , nadaaf iyo wixii la mid ah.

Haween badan oo ku nola Magalad jowhar aya ka shaqeeya nadaafada guryaha iyo xafiisyada jowhar si ay ugu mareyan noloshad iyo mida qoyskooda kuwaasi oo mararka qaar la kulma caqabado kale duwan.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here