Isticmaalka Miraha Qaraha oo ku Soo badanaya Jowhar

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Qaraha waa mid kamid ah dalagyada ka baxa dhulbeeredka Magalada jowhar iyo deegnada hoosyimaada kaasi oo ay bulshadu siweyn u isticmalan Sanadkiiba mar ayuu soo galaa suuqyada jowhar haba u badnaado xiliyada kuleylka Qarahasi oo u kala baxa dhowr nuuc oo kala duwan .

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here