Baarlamaaka Soomaaliya oo Soo Gaba- gabeeyay ka doodista Xisaab xirka Sanad Miisaaniyadeedka 2023

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa wadajirka ah ee sedaxaad,waxaana shir Guddoominayey Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha aqalka sare.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here