William Saliba Oo Seegi Doona Kulanka Xiga Ee Kooxdiisa

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daafaca dhexe ee kooxda Arsenal William Saliba Ayaa seegi doon kulanka adag ee ay kooxdiisu la ciyaari doontl Liverpool todobaadka dambe.

William Saliba Ayaa kaadhka cas ee tooska ah loo Taagay kulankii Bourthmouth ee Ka tirsanaa premier league.

Saliba Ayaa ciyaarta laga saaray kaliya markii ay socotay 30 daqiiqo waxana kooxdiisu ciyaarta ku dhamayastay 10 xiddig.

Saliba Ayaa haatan maqanaan doona kulanka xiga ee kooxda Arsenal la ciyaari doonto Liverpool todobaadka dambe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here