Shirka dib u heshiisiinta beelihii ku dagaalamay degmada Luuq oo lagu qabtay Kismaayo.

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ee Maamulka Jubbaland waxaa ka furmay Shir-weynaha dib u heshiisiinta beelaha ku dagaalamay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, halkaas oo bilihii lasoo dhaafay ay ka dhacayeen dilal la xiriira aano qabiil.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here