Jowhar –( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo kusoo gaba-gabeeyay kulanka wadatashiga ee diyaarinta istaraatiijiyada bahda Cadaalada Soomaaliya.
Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.