Fatahaada Wabiga oo Saameeyay Isku socodka tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaaduhu waxa ay saameyn xoogan ku yeeshan xaaladaha nolosha caadiga ah ee bulshada waxa ay sabab u noqdan kororka qiimaha maciishada madaama u yarado ama go,o isu socodka gadiidka wax soo sarka  tacabka beeraha iyo ganacsiga guud ah deegaanada ay fatahaadu ku dhuftan.

Waxaa soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here