Dhallinyarada Tahriibka ku tagay Mareykanka oo walaac cusub la soo dersay.

0
4

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla dalkan Mareykanka waxaa si weyn u soo galayay bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore iyo sanadkanba dhallinyaro soo galooti ah oo ka imaanayay qaaradaha Asia iyo Africa.

Dhalinyaradan ka soo jeeda qaaradaha Afrika iyo Asiya ayaa ka walaacsan inay sameyn ku yeelato  go’aannada hogaanka cusub ee lagu wado in loo doorto madaxtinimada Mareykanka.

In ka badan muddo sanad iyo bar ah dhalinyaradan ayaa helin ggolaanshiyaha  magangalyo doonka.

Doland Trump ayaa intii xilka uu hayay kalkii hore hakad galiyay in dalkaasi ay soo galan soo galootiga ka imaanaya Afrika iyo Asiya.

Doorashada mareykanka oo 5-ta bisha November ay ku tartami doonaan Trump iyo Kamala Hurris ayaa laga cabsi qaba in hadii uu ku soo baxo Trump uu dhalinyaro badan uu dib ugu celin doono dalalkooda ama kuwa hadda qorsheynaya inuu u diido doono inay soo galan Mareykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here