Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Maxamuud C/raxmaan Faarax ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku guuleysatay yareynta faqriga ,isla markaana ay u howlgashay kordhinta dhaqaalaha dalka.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.