Hirshabeelle oo Amar ka Soo saartay Taleefoonadda lagu isticmaalo goobaha waxbarashada.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Agaasimaha warfaafinta iyo xiriirka Bulshada wasaarada waxbarashada Hirshabeele Cabdishakuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in wasaarada waxbarashada Hirshabele ay mamnuucday isticlaamlka taleefanada fasalada Dugsiga sare.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here