Kulan looga Hadlayay Joojinta isticmaalka Bacaha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxda Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, ayaa xarunta wasaaradda ku qabtay kulan ay ka qeybgaleen shirkadaha ganacdiga oo loogu magac daray todobaadka hormarka waara ee Soomaaliya.

Kulankaasi waxaa lagu soo bandhigay sida ay lagama maarmaanka u tahay in bacaha la isticmaalo lagu badallo adeegyo kale oo aan wax u dhimeyn caafimaadka dadka iyo xoolaha.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here