Mareykanka oo xirmo kale oo lacag ah siiyay Ukraine.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo shalay khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy, ayaa ku dhawaaqay xirmo lacageed oo gaareysa 425 oo milyan oo dollar oo ay Washington ugu talagashay gargaarka dhanka milatariga ee Kiyiv.

Lacagtaan ayaa hubka lagu gadayo uu qeyb ka noqon doonaa, awoodaha difaaca cirka ee dalkaasi dhaca bariga Yurub iyo rasaasta hubka culus ee dhulka, gaadiidka gaashaaman iyo saanado kale oo millatari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here