Ra’iisul Wasaare Xamse oo Shacabka Banaadir ugu baaqay Ilaalinta Nadaafadda.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha xukuummada federaalka Soomaaliya Xamse Abdi Bare oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir ayaa shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ugu baaqay in ay ka shaqeeyan nadaafadda deegaanka islamarkan ka fogaadan isticmaalka bacaha oo dhaawan laga mamnuucay Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here