Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda FS mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa sheegay in Muqdisho ka furmayo shirweyne looga hadlayo qorshaha isbadalka Qaranka.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.