Xaalad dhanka nolosha oo soo wajahday Barakacayaal ku nool Jowhar.

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaamka alle suge oo kamid ah kaamamka ka dhisan magaalada Jowhar waxaa ku nool dad isugu jira danyar iyo naafo kuwaa oo kasoo barakacay deeganadoodi ay ku sugnaayen sababtana ku sheegay abaaro iyo dhibaatoyin kale.

Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here