Warbiyood laga Hirgeliyay Deegaanka Beer-Xaanooy Ee Duleydka Baydhabo

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Wartaan oo loogu talagaley in lagu keydiyo Biyaha roobka ayaa waxaa laga hirgaliyey Deegaanka BeerXaanooy ee duleedka Magaalada Baydhabo taasi oo wax badan ka bedeli doonta baahiyaha dhanka Biyaha ah ee Deegaankaasi.

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here