Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Magaalada Baydhab ayaa waxaa Lagu Qabtay kulan loogu hadlayey Abaabulka dakhliga Gudaha, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, kaas oo uu Furey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Koonfur Galbeed oo uu wehelinayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.