Maamulka Jubbaland oo ka warbixiyay heerka uu maraya dhismaha Xabsiga weyn Ee Kismaayo.

0
11

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Dhismaha xabsiga wayn ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta kormeeray Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha dastuurka Jubbaland oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Amniga Jubbaland iyo masuuliyiin ka socday Hay’adda UNOPS oo ah Hay’adda fulinayda dhismaha xabsiga.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here