Dhaqaatiirta Baladweyne oo Macallimiinta ugu baaqay in ay la socdaan Araga ardayda ay waxbaraan.

0
14

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Si loo ogaado  Caafimaadka ardayda wax ka barata iskuulada Baladweyne ayaa Dr Cabdifitaax Aadan Cismaan oo kamid ah dhaqaatiira ku taqasusay Cudurada ku dhaca indhaha iyo daweyntooda  bilaabay in si lacag la’aan ah baaritaano ugu sameeyo ardeyda Baladweyne.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here