Dhalinyarada Jowhar oo Waddo Qorshe lagu soo Celinayo bilicda Magaalada.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Dhalinyaro si iskood isu xilqaamay ayaa ololo nadaafaded iyo dib u dayactir wadooyinka waxay ka sameenayen qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada jowhar kuwaasi oo ujeedkooda ahaa sidii loo qurxin lahaa bilicda Magaalada.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here