Barnaamijka adkeysiga Nolosha miyiga oo lagu qabtay Muqdisho.

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa daah furay munaasabadda Barnaamijka Adkeysiga Nolosha Miyiga oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here