Jose Mourinho Oo Ku Soo Laabanaya Premier Legaue.

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Jose Mourinho could make a shock return to the Premier League this season as a source close to the Fenerbahce manager reveals new information.

Mourinho ayaa kaliya ku biiray Fenerbahce bishii June ka dib markii laga ceyriyay Roma xilli ciyaareedkii hore.

Tababaraha reer Portugal ayaa si xushmad leh ugu bilowday Turkiga shan guul, hal barbaro iyo hal guuldaro, todobadii kulan ee ugu horeysay ee Super Lig, si kastaba ha ahaatee, kooxdiisa ayaa fadhisa kaliya kaalinta afaraad ee kala sareynta.

Sida laga soo xigtay Football Insider, Mourinho ayaa bartilmaameed u noqday kooxda Everton kuwaas kuwaas oo doonaya in ay ku badalaan Sean Dyche.

Tababare Mourinho ayaa taariikh ku leh premier League isaga oo soo hogaamiyay 3 kooxood oo ka ciyaara England.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here