Tababar sare loogu qaadayo Aqoonta Ciidanka Asluubta Jubbaland oo Kismaayo lagu qabtay.

0
14

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si kor loogu qaado tayadda iyo aqoonta Ciidanka Asluubta Jubbaland ayaa waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose lagu qabtay tababar ku sabsan arrimah maxaabista.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here