Baarlamaanka Soomaaliya oo ka Dooday Miisaaniyadda 2023-2025.

0
8

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Labada Gole ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankii labaad ee kalfadhiga 5aad ..

Kulanka ayaa waxa shir gudoomisay gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yasiin Xaaji Dahir oo uu weheliyo gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here