Labo ruux oo ku dhimatay dooni ku qalibantay deegaano hoosyimado Jowhar.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – labo ruux ayaa ku geeriyootay, 8 kalana waa laga badbaadiyay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku qallibantay deegaanada ay saameeysay fatahaada wabiga shabelle ee u dhow deegaanka Gaal leef ee Bariga Magaalada Jowhar.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here