Guddoonka Xiriirka Kubadda Cagta Hirshabelle Oo Lagu doortay Jowhar.

0
15

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle lagu qabtay doorashada gudoomiyaha ururka xiriirka kubadda cagta Hirshabeelle.

Doorashadan oo ay ka qeyb galeen Kooxaha ka dhisan Magaalada Jowhar iyo deegaanada ku xeeran ayaa waxa goobjoog ka ahaa qeybo ka mid ah halyeeyadii kooxaha ka dhisna magaalada Jowhar, ururo dhalinyarada, maamulka degmada Jowhar kan gobolka,wasaaardda Dhalinyarada iyo cayaaraha, gudoomiyaha ururka kubadda cagta iyo madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here