Jowhar – ( Radio Isnaay )- Masuulin ka tirsan maamulka Hirshabelle oo iskugu jira wasiiro iyo xildhibaano ayaa ka geyb galay munaasabad lagu dhirigalinayay ardayda dib ugu soo labatay iskuulka Deelaale ee degmad Balcad oo uu u furmay Sanad dugsiyeedka 2024-2025.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.