Xildhibaanada Kenya oo bilaabay hanaanka xil ka-qaadis ka dhan ah madaxweyne ku xiigeenka.

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaanada dalka Kenya ayaa markii ugu horeysay bilaabay hannaanka xil-ka qaadis ka dhan ah madaxweyne ku xiigenka dalka, Rigathi Gachagua.

Dedaalka la doonayo in xilka looga xayuubiyo Gachagua ayaa waxaa uu ka dhashay khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo madaxweynaha dalka, William Ruto.

Xildhibaanada ayaa badankood saxiixay mooshinka xil ka-qaadista madaxweyne ku xiigeenka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here