Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya oo xilka la wareegay.

0
5

Jowhar– ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Amniga XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)  iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka  Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, halkaas oo uu si diirran ugu soo dhoweeyay Taliyaha xilka ka dagaya ee Ciidanka Booliiska Sarreeye Gaas Sulub Axmed Firin.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here