Mashruuc lagu taakuleeynayo qoysas danyar ah oo laga daahfuray Muqdisho.

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir dowlaha arrimaha gudaha XFS Saadaad Caliyow , Wasiir ku xigeenka shaqada iyo shaqaalaha XFS Cismsan Libaax oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle ,Safiirka Dalka Qatar u jooga Soomaaliya Dr Abdalla Bin saalim Al- nucaymi iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Mashruuc lagu taakuleeynayo laguna ka faala qaadayo carruurta agoonta ah.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here