Dhaqaatiirta Jowhar oo ka digay halista Cudurka dabeysha.

0
11

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Dabeyshu, waa cudur uu keeno feyrus ku dhacaa Caruurta iyo dadka waaweynba, waxaa laga qaadaa afka. Dabayshu waxay dhalin kartaa xanuun yar ama astaamo sahlan, waxay waxyeellaysaa hab-dhiska neerfayaasha iyo dheefshiidka, kadibne waxay dhalisaa curyaannimo joogta ah.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here