Gabdhaha Bartay Xirfadda Computer-ka oo kusoo badanaya Magaalada Jowhar.

0
4

Jowhar- (Isnaay Radio)  Goobaha lagu barto Xirfadda Teknoolojiyadda ee Magaalada Jowhar waxaa sanadihii dambe ku soo badanayay Gabdhaha jecel barashada Computer-ka.

Qaar kamid ah Gabdhaha wax kabarta Machadka Caalim ee lagu barto Xirfadda Computerka ayaa ka warbixiyay sida ay ugu dhiiradeen in ay bartaan Xirfadani waxa ayna
Gabdhaha kale ugu baaqen in ay bartaan.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Xaliima Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here