Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in ay dhiirigaliyaan Ganacsatada yar yar.

0
4

Jowhar- (Isnaay Radio)  Mudooyinkii ugu dambeeyay Suuqyada Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka hirshabele waxaa kusoo badanaya Ganacsiyada yar yar Kuwaa oo laga helo hareeraha laamiga.

qaar kamid ah bulshada Jowhar ayaan wax ka weydiinay sida looga qeyb qaada karo hormarinta ganacsiyada yar yar looguna Sameyn karo dhirigilin iyo maalgalin.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here