Bandhig fanneedka Horumarinta Nabadda oo lagu qabtay Mahadaay.

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Hirshabeelle ayaa Degmada Mahadaay ee gobolkani shabeellaha dhexe ku qabatay Bandhig Faneedka Hidaha, dhaqanka iyo horumarinta nabada kaasi oo cayaar dhaqameedyo kala duwan ay ku soo bandhigeen Kooxihii ka qeyb galay.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here