Odayaasha dhaqanka Dhuusamareeb oo ku guulaystay Joojinta dagaal beeleed ka socday Cabudwaaq iyo Xeraale

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Odayaasha dhaqanka, waxgaradka, ciidamada boliiska iyo kuwa militriga ee ka howlgala deegaanada maamulka Galmudug ayaa ku guleystay in ay joojiyan colaad beleedyo udhaxeeyay beelo walaalo ah oo daga dhul udhaxeeya Cabudwaaq iyo Xeraale.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here