Howlgal lagu Burburinayo Guriyaha Wadooyinka soo galay Oo ka Bilowday Garoowe.

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Hoose Degmada Garowe ee Puntland ayaa wali wada burburinta dhulka sharci darada ah ee soo galay wadooyinka dadweynuhu isticmaalaan gaar ahaan kuwa dhax mara Xaafadaha kuwaas oo ka jirtey Ciriiri ayna adkeyd in Baabuurtu si fudud ku marto.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here