Hooyooyinka Baladweyne oo loogu baaqay in ay ilaaliyan Waqtiga Naas-nuujinta Ubadka.

0
8

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Drs Xamdi Daauud Maalin oo kamid ah dhaqaatiir ka hawalgasho isbitaalka Al aamin ee magaalada Baladweyne ayaa Hoooyooyinka kunool magaalada uga baaqday inay ku dadaalan naas nuujita Caruurtooda taasi oo faaiido uleh ilmaha dhalaanka iyo Hooyada xiliga ay ku jirto umusha.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here