Hey’adda SoDMA oo QM kala Hadashay xaalada Bini’aadannimo ee Soomaaliya.

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka (SODMA) Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahana isku-duwaha gargaarka bani’aadannimo ee dalka ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan bille ah oo dhinacyadu ku gorfeeyeen xaaladaha bani’aadannimo ee taagan.

waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here