Cilad Bixinta Computerada oo Shaqo abuur u noqotay Dhalinyaro ku nool Dhoobley.

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro ku nool Dhoobely oo bartay cilmiga Computer-ka islamaarkaana shaqo ku waayaya cilmigii ay barteen ayaa hada ku dhiiraday in ay Magaalada Dhoobley ka hirgaliyaan goobo lagu cilad bixiyo Computer-ka si ay ugu maareeyaan noloshooda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here