Taliyaha Ciidanka Booliska dalka oo loo dallacsiiyay darajada Sarreeye Gaas.

0
6

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay Munaasabad ku qabsoontay Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa darajada Sarreeye Gaas u dallacsiiyay taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral Sulub Axmed Firin.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here