Guurka deg dega oo Saameeyn ku yeesha Waxbarashada Gabdhaha Jowhar.

0
12

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guurku Waa Mid kamid ah Sanunka Suubanaha Laga Dhaxlay waana mida Kaliya ee Ka dambeysa Taranka Umadaha Dunida Saaran Waxa Uu Kaalin Balaaranka Qaata in bulshado Noqoto Mid Jiil cusub si jogta ah uyeelata.

Warbixintani waxan diirada ku saari doona saameeynta guurka Deg dega ah uu ku yeesho waxbarashada Gabdhaha.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here