Greece iyo Turkey oo ka fakaraya in ay dib u billaabaan wada-hadallo.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Greece iyo Turkiga ayaa ka fekeraya inay dib u billaabi karaan iyo in kale wadahadallo looga golleeyahay inay ku calaamadeeyaan xadka badda ee ay ku muransan yihiin labada dhinac.

Labadan wadan ee deriska ah ee gaashaanbuurta NATO ku wada jira ayaa waxaa muddo fog u dhaxeeyay muran ku aadan lahaashaha dhul badeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here