Kulan looga hadlayay Nabadda deegaanka oo lagu qabtay Biyo-cade.

0
4

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Odayaasha iyo waxgaradka mid ka mid ah beelaha dega Hirshabeelle ayaa  go’aano kasoo saaray dagaal beeledyo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Biya-cade ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here