Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Udiyaar garoowan ka hortagga Fatahaada wabiga.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanada uu Maro Webiga shabelle waxaa saameyn xog leh ku yesha fatahaadaha webiga uu ka geysto kuwaasi oo noqday kuwa ku soo noqnoqda, waxana sanad walba uu cagta mariyaa boqolal hektar oo dhuul beered ah iyo dhuul deegan waxana arinkaasi uu sababaa hoos udhaca dhaqan dhaqaale ee bulshada iyo deegankaba.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here