Wasaaradda Beeraha XfS oo Amaro Kasoo Saartay Ilaalinta Gaadiidka iyo Agabka Wasaaradaasi.

0
7

Jowhar (Isnaay Radio) Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo ka hadlayay dayactir Iyo dib u habeyn ballaaran oo ay Wasaaraddu ku sameeysay Qaar kamid ah Gaadiidka Wasaaradda ayaa sheegay in guud ahan shaqaalaha Wasaaradda laga doonayo in ay
Ilaaliyaan Agabka Wasaaaradda beeraha sigaar ah Gaadiidka Wasaaraddu Bulshada ugu adeegto.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedinaya;- Cabdifitaax Axmad Macloow

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here