Miraha Cambaha oo kasii dabar go’aya Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
4

Jowhar (Isnaay Radio) Waxa Suuqyada Magaalada Jowhar ka sii dabar go’aya dalaga cambaha kaasi oo Bulshada Magaalada Jowhar ay u isticmalaan siyaabo kala duwan sida in ay U Isticmaalaan  cabitaan ahaan, in laga sameeyo Macmacaan iyo in loo isticmaalo Qudaar ahaan

Qaar ka mid ah Ganacsatada iibisa Dalaga cambaha ayaa ka warbixiyay waxa sababay dabar go’ a cambaha …

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Xaliima Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here