Olole nadaafadeed oo laga sameeyay Baladweyne.

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhallinyaro si iskooda ah isku xilqaantay ayaa xaafadda Kooshin ee Magaalada Baladweyne ka bilaabay olole balaaran kaa oo ah  ololaha nadaafadda xaafadda.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here