Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda dib u heshiisiinta maamulka Hirshabelle iyo masuulin kale oo ka tirsan wasaaradda ayaa mudooyinkii lasoo dhafay degmad cali gaduuda ee gobolka shabeelleh dhexe u joogay dib u heshiisiita beelo walaalo ah oo wada dega halkaasi.
Waxaa soo Jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.